Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday magaalo kutaala Hindiya !!

Mid kamid ah ragga kunool magaalo kutaal wadanka India ayaa soo galay saldhig ay joogeen ciidamada booliska isagoo jawaan ku siday madaxa haweeneydiisa uu soo jaray, islamarkaana gacanta sidoo kale ku watay Baangaddii uu kusoo dilay. isagoo ku eedeynayay iney khayaantay. Satish ayaa watay jawaan uu dhiig badani ka da’ayay , isagoo hadba dhinac u … Continue reading Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday magaalo kutaala Hindiya !!